Daawo Sawiro…Kulanka caawa London si toosa uga socda oo ay isugu yimadeen beesha DIR

image

London..5.10.13…Kulan aad u balaadhan oo caawa ka soconaaya badhtamaha magaaladda London Hotel Harrington Hall ayaa waxa ka soconaaya shir aad u balaadhan oo ay isugu yimadeen beesha Dir ee degan dalkan Ingiriiska. Kulankan oo aad u balaadhan laguna qabtay madal aad loo qurxiyey, Waxa kasoo qayb galay dad aad u kala duwan oo isugu jirey aqoonyahano,Haween,Odayaal,dhalinyaro iyo qaar ka mid ah ururada Bulshada,Kulanka oo wakhtigan soconaaya.Kulanka oo ku saabsan aayaha beesha DIR iyo sidii la isu wareysan lahaa, Waxa kale oo kasoo qaybgalay Suldaano iyo odayaal kale oo farabadan.

Lasoco warbixin dheer iyo Muqaalba leh.

IMG_9933 (800x533) IMG_9934 (800x533) IMG_9935 (800x533) IMG_9936 (800x533) IMG_9937 (800x533) IMG_9938 (800x533) IMG_9939 (800x533) IMG_9940 (800x533) IMG_9941 (800x533) IMG_9942 (800x533) IMG_9943 (800x533) IMG_9944 (800x533) IMG_9945 (800x533) IMG_9946 (800x533) IMG_9947 (800x533) IMG_9948 (800x533) IMG_9950 (800x533) IMG_9953 (800x533) IMG_9955 (800x533) IMG_9957 (800x533) IMG_9958 (800x533) IMG_9959 (800x533) IMG_9960 (800x533) IMG_9961 (800x533) IMG_9962 (800x533) IMG_9963 (800x533) IMG_9964 (800x533) IMG_9965 (800x533) IMG_9967 (800x533) IMG_9968 (800x533) IMG_9969 (800x533) IMG_9970 (800x533) IMG_9971 (800x533) IMG_9973 (800x533) IMG_9974 (800x533) IMG_9975 (800x533) IMG_9976 (800x533) IMG_9977 (800x533) IMG_9978 (800x533) IMG_9979 (800x533) IMG_9980 (800x533)

Salaanmedia/London