Daawo Sawiro…Kulankii xalay ee Somali week London.19.10.13

image

Kulan caawa habeenkii labaad ka socda Bariga London ee Somaliweek ayaa waxa kasoo qaybgalay Abwaano,iyo dadweyne aad u farabadan oo isaga kala yimid dhamaan daafaha UK..Kulankan oo socda maalintiisii labaad waa bandhig sanadwalba lagu qabto London bishan oo kale, Waxa uu had iyo jeer lagu soo bandhigaa dhaqanka Soomaalida,Waxaana kasoo qaybgalay Abwaano aad looga yaqaano gayiga Soomaalida oo fara badan.
SOMALIWEEK
HALKAN HOOSE RIIX SI AAD U DAAWO SAWIRO DHEERAADA.