Daawo Sawirrada Al-shabaab Oo Baraawe Ku Soo Bandhigay Mahrajaan Ama Ciyaaro Aad Loola Yaabay Iyo Hanjabaado Culus

Oct 16, 2013 baraawe(SM) – Reer Baraawe shalay waxay u aheyd mid kamid ah maalmaha xusuusta ku reebi doonto sababtoo ah iyagoo kumanaan  ayay daawanaayeen tartamo kala gedisan oo lagu soo bandhigay barxad weyn oo ku taala Degmada.  Tadhtamada Dadka daawanaayey waxaa kamid ah Tartanka Usha,Xadhig Jiid,Dheri jebin, tartanka ukunta, tartanka kuraasta iyo tartamo kale oo loo riyaaqay.   

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14

 

Salaanmedia/Mogdisho

 

 
 
Â