Daawo Video: Dawlada Hoose Ee Burco Oo Qaaday Tallaabo Geesimo Leh Oo Ku Dayasho Mudan Wax Weyna Ka Bedeshay Bilicda Magaalada Burco + Sawiro

Oct 23, 2013 Burco(SM) – Dawlada hoose ee magaalada Burco oo uu Horkacayo Maayarka Magaalada ayaa qaaday hawl geesinimo leh oo wax weyn ka taraynsa bilicda magaalada, waxaanay baneeyeen guryo si khalad ah looga dhistay jid la ramay in la saaro laami. Maaha markii uGu horaysay ee wadooyin xidhnaa ay banayso dawlada hoose ee burco. Hoos ka daawo