Daawo muuqaalka: Tvga Somaliland(SLTV)oo xarun cusub ka furtay magaalada Cardiff ee dalkan UK.

Waxaa magaalada Cardiff ee gobolka Weles lagu qabtay munaasabad balaadhan oo xariga lagaga jaraayay xarun cusub uu tvga Somaliland ka furtay gobolka Welse eee dalkan UK. Xaruntaani cusub ayaa la sheegay iney u adeegi doonto dadweynaha ku nool magaalada Cardiff ee gobolka Welse iyo dadweynaha ku nool magaalada Bristol ee galbeedka wadankan UK.
Sidoo kale waxaa xafladaani ka soo qeyb galy qaar kamid ah dadweynaha Soomaaliyeed ee eeku nool dalkan UK iyo xubno xildhibaano ka tirsan dowladan Britain.
Hadabo waxa la shegay in tvgaan uu iksu xiri doono bulshada Soomaaliyeed e ku nool gobolada Woqooyi iyo bulshada ku nool gobolka Welse ee dalkan Britain
Xaruntaani aya noqoneynsa ti labad oo tvga Somaliland uu ka furtay dalka UK.
Hadabo halkan hoose ka daawo warbixintaani oo faahfaahsan.