Wariye Timacade oo Dhaawac Culus loo geystay Daawo Sawirro

 

Wariye ka tirsan Taleefisinka Universal oo lagu Magacaabo Maxamed Maxamuud (Tima-cade) ayaa Shalay lagu Dhaawacay Magaaladda Muqdisho,waxaana laga soo dayrinayaa Xaaladiisa Caafimaad xilli Qaliin deg degga lagu sameeyay.

Wariye Maxamed Maxamuud Tima-cade ayaa Kooxo Hubaysani waxaa ay ku fureen Rasaas waxaana ku dhacday 6 Xabadood iyadoo la Sheegayo innuu Dhaawac Culus uu ka soo gaadhay Caloosha iyo Qoorta.

timacade-alow_caafi_1

timacade-alow_caafi_2

timacade-alow_caafi_3
Salaanmedia/Mogdisho