FAYSAL CALI WARAABE. WAA KAN CABANAY’E. CALOOLA BA’AY MAXA LAGU GURI.

maqaal

Mulkilaha xusbiga UCID ee Faysal Cali Warabe oo ah nin siyaasi isu haysta.
laakin ah nin ku cebaysan bulshada somaliland dhexdeeda oo lagu tilmamo.
QABYALADAYSTE. DABAYL XAGA. DISGRACED AMATEUR POLITICIAN.
SUB-STATION UDUB/KULMIYE. FILM KARTOON. BASAASKI JAJUUSKI GAANI IYO SIYAD BARE. 

UU ADEEGAHA CADAWGA SOMALILAND. ISKA HADLE. IWLM.Ya wuxu noqday nin maalin walba taagan TV-yada oo hadal NAXLI. QABYALAD.iyo xuman xambarasan shubaya.
waxan xasuusta wakhtigi riyaale ya Maxamed Xashi oo xusbigi QARAN loo xidhay
ya faysal ku yidhi “HA NOOLA HADLIN SIDA RIYAALE”

Hadalkan waxa ka muuqda ama ay markhati uu tahay faysal inuu aha nin sida genyadi BIXIN loo soo fulay Xusbigi QARAN.

HADI BERIGA RIYALE KA DHEX HADLAY MAANTA YA KA DHEX HADLYA TOLOW?

Waxan kalo so xasuustay Shirki london ka dhacay ee kowbad ee somalia loo qabtay

ee somaliland ka qayb gashay ee qodobadi wada hadalka labada dal kaso baxeen 
ya mar Sararmedia waraysatay uu ku sheegay.
“HADI INDERKA WAX KU DHIIBI WAYO ADNA WAAD KA CIDAYNAYSA”
HADABA MA WADADA CEERIGABO YA LAGU DHISA MISE FAYSAL BA LO DHIBA
XOOGAGA DADKA LAGA URURSHAY? 

Hadan kelmad kele dib ugu noqdo Maxamed Xashi Cilmi waagi uu wasiirka maaliyada aha Yu mar sheegay 
“HADAD ARAGTAAN QAAR MEELAHA KA QAYLINAYA WA XARAAN QUTAYASHI KU MAMAY HANTIDA SHACABKA”

Hadaba waxan odhan kara hadaladan faysal cali warabe iyo qar kalo ka mid ah xusbigisa 
sida Cali Gurey iyo shuftadan uu share ka la gallay ee
GOLAHA/MADASHA WADA TASHIGA  isku sheegay waxay ka turjumayan waxa lagu soo koobi kara. laba arin BADH..
(1) QABYALAD
(2) HUNGURI.
(3) FAYSAL-FAQASH.

Munafqadu ama political Hippocrcy  in uu faysal yahay waxa ku cadaynaysa 

kelmadahan uu Waraysiga HEREERI ka qaday yu ku sheegay
(1) WAX WANAAG AH OO LA QABTAY DALKA KAMA JIRAN. isago qirya in lacagti xusbiyada loo kordhiyeye.
(2) IN UU LANDHEERE YAHAY OO UU QABYALAD ADEEGSAN DOONO. hadana dalkaan badbadinya bu leeyahay.
(3) WADA HADALADI SOMALIA IYO SOMALILAND WAXBA KAMA JIRAN. Wa ki gudiyadi xubinta ka aha ee shallay laha wax banu qabanay.
(40 DALKEE BU SILANYO TEGAY OO QADIYADA SOMALILAND KA SHEEGAY. So kii daba socday silanyo UAE. UK. TURKEY. CAJAB.

Hadaba faysal cali warabe oo an dalkan malin dhidiid uu hurin oo an hiil iyo hoo toona uu gelin
oo marki shacabka somaliland loo adeegsanayeye diyaradaha iyo karayasha uu isagu jogay xamar.
oo ila 1991-ki XAMAR MUUFADA kula dhuuqi jiray GAANI IYO SIYAD BARE
oo Dalka marki Somaliland lagaga dhawaqay  BURCO yimi sidu ugu dhirada ama afka uu soo mariya
DALKAN IYO DADKAN ban DANTISA wada?

Malinti loo baahna nin hal naskeed gaadha ee dadkan dhigisu qubanyeye oo dalkan burburku ku socday
Ninka Hagr’aday OO WELIBA LOO HAYSTO  ARIMO BASASNIMO UU KULA KACAY
HALGANKI DALKA LOO SOO GALAY.
SIDU LEXEJECLO UGU HAYA DALKAN IYO DADKAN.

NINKA ARKI KARI WAYEYE DHIGA TOLKI UU GANI IYO SIYAD BARE GACMAHA KULA JIRAY
MU ARKI KARA DANTA IYO MUSTAQBALKA SOMALILAND?
MU ARKI KARA DHAQAN SIYASADEEDKA SOMALILAND EE LAGA DHAXLAY HALGANKI SNM?.
MU GARAN KARA CADAWGA IYO NASTEEXA DALKAN IYO DADKAN?

FAYSAL WA HADHAAGI DAWLADI FAQASH WAXANU UU TAGANYAHAY BURBURKA SOMALILAND
WAXAANU KA XUNYAHAY HORUMARKA SOMALILAND.
MUJAHID AXMED SIILANYO-NA WUXU UU ARKA SNM WANU KA XUNYAHAY
TALABOOYINKA IYO GUULAHA IS DABA JOOGA AH EE XUKUMADISU KU TALABSATAY
WAYO FAYSAL WA NIN FAQASH ASAL AHAN KASO JEEDA MUJ SIILANYO-NA WELIGOODBA WA COL.
WANAAG KA DHEXEYANA MA JIRO.
WANA KA FAYSAL IYO KUWA XUSBIGISA KU JIRA OO NOQDAY HUUBO.
AY SHIRKADAHA IYO HAYDAHA CALAMIGA AH EE DALKA YIMI
WARQADAHA HOOSTA UGA QORAYAN. EE HANJABDA IYO HADIDADA KU HAYAN.

FAYSAL MUXU RABA?
WUXU SHEEGAY WARAYSI SOMSAT-TV IN REER CALI WARABE AN DALKABA AAN CID KA JOGIN. CAJIIB.
WA NINKA LEH QABIL BAN NOQONYA MARKAY XUMATO.
HADABA HADI AN DALKA RAASKA REER CALI WARABE CIDBA KA JOGIN DALKA
DADKAN UU LEYAHAY QABIIL BAY IGU RAACAYAN OO LANDHEEERE YAN NOQONYA WAYO?

ANU WAXAN KUSO GEBGEBAYNYA.
NINKA DHOOF KA YIMI.
YAAY GERIDU DHIBAYSA.

FAYSALOOW HADI ADIGA IYO RAASKAGA AN DALKA CIDBA KA JOGIN
ANAGU ILA LIXDANKI ILA MALINTI INGIRIS YIMI. ILA DARWISHKI.
ILA SIYAD BARE AAD UU QOSLI JIRTAY ANAGA JOOGNAY
SNM-NA ANAGA AH. DAWLADAN ANAGA DOORANAY.
DALKANA WA JIRAY WANA JIRI DONA.
ADIGU MARBA TV-CHANNEL KASO QAYLI.
BAL WA WAXAD MACNAYSA.

LIIBAN SHARMAARKE. 

 

blackdarwiish@gmail.com

http://www.youtube.com/user/BlackDarwish?feature=mhee

https://www.facebook.com/BLAAKDARWISH?ref=tn_tnmn

 

+BLAAKDARWISH@GOOGLE+

https://plus.google.com/u/0/104984681230285068925/posts