Madaxweynayaashii Maamulka Jubaland oo kulan Xasaasi ah maanta ku yeeshay Muqdisho(Daawo Sawirada)

image

Waxaa Maanta Muqdisho ku kulmay qaar kamid ah Madaxweynayaashii Maamulka Jubaland State , Odayaal , Siyaasiyiin , Haween kuwaa oo ka hadlay arinta Jubooyinka iyo sida xal waara loogu heli karo xaaladaha cakiran ee ka jira Goboladaasi.

Kulanka kadib ayaa waxaa laga soo saaray warsaxaafadeed dheer ay ku mideesan yihiin Madaxweynayaasha Maamulka Jubaland State oo inta badan xaadir ahaa waxaana ka maqnaa kaliya Col. Barre Hiiraale ay u joogeen wakiilo mataleesay.

Warsaxaafadeedka laga soo saaray Kulanka balaaran ee Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho oon helnay nuqul kamid ah ayaa u qornaa sida tan.