Ogeysiis: Waxaa La Ogeysiinayaa Dhamaan Shacabka Somaliyeed Ee Magalada Ottawa Ina Maanta oo ay taariikhdu tahay Oct 1, 2013 Saacadu markay tahay 7: 00 fiidnimo ay wasiirka arrimaha dibada Somaliya Marwo Fowziya Xaaji Adan la kulmi doonto jaaliiyada Somaaliyeed ee Ottawa. Goobtuma waa tan hoos ku qoran ee ha moogaan,