iyadoo xalay la cayaaray Kulamo badan oo ka tirsan isreebreebka Koobka Adduunka oo ahaa kulamadii ugu dambeeyey ayaa waxaa laacbiinta ka cayaarta premier league England u suurta gashay inay noqdaan kuwa ugu goolasha badan, haddaba waxaan idiin soo gudbineynaa 22 cayaaryahanka oo Xalay Shabaqa soo laabtay
Luis Suarez (Uruguay/Liverpool)
Kevin de Bruyne (Belgium/Chelsea)
Aaron Ramsey (Wales/Arsenal)
Mesut Ozil (Germany/Arsenal)
Andre Schurrle (Germany/Chelsea)
Alexander Kacaniklic (Sweden/Fulham)
Aleksandar Kolarov (Serbia/Man City)
Gary Medel (Chile/Cardiff)
Maynor Figueroa (Honduras/Hull)
Daniel Agger (Denmark/Liverpool)
Robert Snodgrass (Scotland/Norwich)
Steven Naismith (Scotland/Everton)
Steven Davies (N Ireland/Southampton)
Giorgos Karagounis (Greece/Fulham)
Wayne Rooney (England/Man Utd)
Steven Gerrard (England/Liverpool)
John O’Shea (Republic of Ireland/Sunderland)
Bryan Ruiz (Costa Rica/Fulham)
Nani (Portugal/Man Utd)
Alvaro Negredo (Spain/Man City)
Juan Mata (Spain/Chelsea)
Stefan Jovetic (Montenegro/Man City)