TACSI…INAALI LLAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN Geerida Naxdinta leh ee ku Timid.. marxuum Maxamed Jaamac Maxamuud (Maxamed Roodhile)

INAALILAHI WAINAAILEYHI RAJICUUN.

tacsi21

Anagoo oo ah dhaamaan Ilma Ahmed  Xasan Wacays (Reer Axmed Salaan) iyo Caruurtooda waxa aanu TACSI  tiraanyo  leh u direynaa dhamaan reer  MAXAMED JAAMAC MAXUUD(Max ed Roodhile)geerida naxdinta leh ee ku timid Abahood. Marxuum MAXAMED JAAMAC MAXUUD(Max ed Roodhile) oo ku geeriyooday Burco shalay 6.10.13 ILAAHAYNA waxaan uga baryaynaa janadii fardoowsa,Eheladii iyo Qaraabadii uu ka tagayna Samir iyo Iimaan Ilaahay ha siiyo.

Hooyo Amina Aw Muuse Cateeye

Hooyo Xali Cilmi Jibriil

Siciid Ahmed  Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Sado Ahmed  Salaan odeygeeda iyo caruurteeda

Hinda Ahmed Salaan  iyo caruurteeda caruurteeda

C/Rashiid Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Muna Ahmed  Salaan iyo Odaygeeda iyo caruurtiisa

Farah Ahmed Salaan iyo odeygeeda iyo caruurteeda

Amiin Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Mukhtaar Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Xamse Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Ayaan Ahmed  Salaan iyo odeygeeda iyo caruurteeda

Xasan Ramadaan Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

C/wahaab  Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Nuuradiin    Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Kamaaladiin Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Dhaamaan dadkaas oo kala jooga Somaliland,Saudi Arabia,Canada,USA,London,Sweden.

 

Amiin                                   Amiin                           Amiin

 

TACSI

INAALI LLAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Dhamaan Ehelada Iyo Qaraabada Kala Ah Wali Cali Xayd , Siciid Ismail Aw Jaamac , Nadiire Cabdi Axmed Siciid, Maxa ,ed Xaashi Burhan ,, Cabdi Khaalaq Diiriye Cawed,, Saleebaan Xassan Gole , Ismail Cabdi Xandule (Gaandi). Cabdi Haybe Dheere , Xamse Max ed Cabdi (Cadaw Yuurura) , Maxa ed Aadn Foolge ,, Siciid Cabdi Axmed ,, Cali Xassan Axmed.. Faroole Salaan ,, Cabdi Dhoodi ,,Xuseen C-Llaahi Xusein (Girgire),Taliye: Cali Sugule Kaaahin. Cabdi Shakuur Max ed Cabdi (Dabagaale),, Cali Max ed Ibrahim (Cali Baashe) ,, Waxay Dhamaan Dadkaasi Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Eheladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Geeriyooday Marxuun ;MAXAMED JAAMAC MAXUUD(Max ed Roodhile) Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Burco Laguna Aasay Isla Magalaadasi Burco Samir Iyo Iimaana Illaahay Ka Siiyo,, Waxaanu Leenahay Illahay Danbigiisa Ha Dhaafo Janadii Fardowsana Haka Waraabiyo Marxuunkaasi ..Aamiin…………………..Aamiin……………..Aamiin……………….Aamiin…………………Aamiin