Wasiirada Arimaha Dibada Somalia Foosiya Yusuf X Aadan “waanu soo dhoweyneynaa howlgal kasta oo soo celin kara nabadda iyo deganaanshaha dalka”

Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam oo maanta Caasimadda Muqdisho dib ugu soo laabatay kadib Safar shaqo oo qaatay muddo 26 cisho ah oo ay ku kala booqatay Magaalooyinka Brussels, Rome , Washington , New York iyo Toronto, ayaa waxa ay soo dhoweysay, ayna taageertay howlgalka ciidanka Kumandooska Mareykanka ay ka sameeyeen degmada Baraawe 5-tii bishan October ee lagu baacsanayay Saraakiil ka tirsan Kooxda Alshabaab , Waxa ayna tiri ” waanu soo dhoweyneynaa howlgal kasta oo soo celin kara nabadda iyo deganaanshaha dalka”.

H.E. Fawzia Yusuf ,oo shir jaraa’id ku qabatay garoonka diyaaradaha Aden Abdulle ee Muqdisho ayaa waxa ay ammaantay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dibadda , si gaar ah kuwa ku dhaqan wadanka Canada oo tiradooda tahay 300,000 ruux , oo ay ku tilmaantay dad wadaniyiin ah oo dal jaceyl iyo nabad jaceyl uu ka muuqdo , iyadoo ugu baaqday qurba jooga Soomaaliyeed inay dalka dib ugu soo laabtaan , kana qeyb qaataan dib u dhiska iyo maalgeshiga wadanka .

Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga , waxa ay xustay in Wasaaradeedu ay dib u howlgelin rasmi ah ay ku sameyn doonto qaar ka mid ah Safaaradaha dhowaan dib loogu magacaabay danjirayaal , si gaar ah Safaaradaha Tanzania iyo Malaysia, iyadoo ay horey u howlgaleen Safiirada loo kala magacaabay Rome , Brussels iyo London.

H.E. Fawzia Yusuf waxa ay qirtay in Wasaaradeedu ay horey wax uga qabatay difaacidda xuquuqda muwaadninka Soomaaliyeed , haatanna ay kordhineyso dadaalada wax looga qabanayo dhibaatooyinka Soomaalida qaxootiga iyo kuwa maxaabiista ah ku heysta qaar ka mid ah wadamada Caalamka .

Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam oo cazuumaad rasmi ah ka heshay dowladda South Africa , ayaa waxa ay tilmaantay inay u howlgali doonto wax ka qabashada cabashooyinka iyo dhibaatooyinka la soo gudboonaaday Soomalida ku ganacsata wadanka South Africa, iyadoo ku celcelisay fariimo iyo baaqyo ay horey u gaarsiiyay Madaxweyne Jacob Zuma iyo Wasiiradiisa Xiriirka Caalamiga iyo Iskaashiga Maite Nkoana-Mashabane.
Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo maanta si heer sare ah loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho , iyadoo ay ka qeybgaleen soo dhoweynteeda Wasiir kuxigeenada Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Eng. Maxamed Aadan Axmed, Dr. Jamaal Maxamed Barrow,Wasiir kuxigeenka gaashaandhigga General. Axmed Maxamed Maxamuud (Carab), Xildhibaano ka tirsan golaha baarlamaanka, Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Avv. Hersi Haji Olosow ,diblomaasiyiin kala duwan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka .
Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda.

H.E. Fawzia Yusuf waxa ay qirtay in Wasaaradeedu ay horey wax uga qabatay difaacidda xuquuqda muwaadninka Soomaaliyeed , haatanna ay kordhineyso dadaalada wax looga qabanayo dhibaatooyinka Soomaalida qaxootiga iyo kuwa maxaabiista ah ku heysta qaar ka mid ah wadamada Caalamka 
Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam oo cazuumaad rasmi ah ka heshay dowladda South Africa , ayaa waxa ay tilmaantay inay u howlgali doonto wax ka qabashada cabashooyinka iyo dhibaatooyinka la soo gudboonaaday Soomalida ku ganacsata w

Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam oo maanta Caasimadda Muqdisho dib ugu soo laabatay kadib Safar shaqo oo qaatay muddo 26 cisho ah oo ay ku kala booqatay Magaalooyinka Brussels, Rome , Washington , New York iyo Toronto, ayaa waxa ay soo dhoweysay, ayna taageertay howlgalka ciidanka Kumandooska Mareykanka ay ka sameeyeen degmada Baraawe 5-tii bishan October ee lagu baacsanayay Saraakiil ka tirsan Kooxda Alshabaab , Waxa ayna tiri ” waanu soo dhoweyneynaa howlgal kasta oo soo celin kara nabadda iyo deganaanshaha dalka”.

H.E. Fawzia Yusuf ,oo shir jaraa’id ku qabatay garoonka diyaaradaha Aden Abdulle ee Muqdisho ayaa waxa ay ammaantay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dibadda , si gaar ah kuwa ku dhaqan wadanka Canada oo tiradooda tahay 300,000 ruux , oo ay ku tilmaantay dad wadaniyiin ah oo dal jaceyl iyo nabad jaceyl uu ka muuqdo , iyadoo ugu baaqday qurba jooga Soomaaliyeed inay dalka dib ugu soo laabtaan , kana qeyb qaataan dib u dhiska iyo maalgeshiga wadanka .

Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga , waxa ay xustay in Wasaaradeedu ay dib u howlgelin rasmi ah ay ku sameyn doonto qaar ka mid ah Safaaradaha dhowaan dib loogu magacaabay danjirayaal , si gaar ah Safaaradaha Tanzania iyo Malaysia, iyadoo ay horey u howlgaleen Safiirada loo kala magacaabay Rome , Brussels iyo London.

H.E. Fawzia Yusuf waxa ay qirtay in Wasaaradeedu ay horey wax uga qabatay difaacidda xuquuqda muwaadninka Soomaaliyeed , haatanna ay kordhineyso dadaalada wax looga qabanayo dhibaatooyinka Soomaalida qaxootiga iyo kuwa maxaabiista ah ku heysta qaar ka mid ah wadamada Caalamka .

Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawzia Yusuf H. Adam oo cazuumaad rasmi ah ka heshay dowladda South Africa , ayaa waxa ay tilmaantay inay u howlgali doonto wax ka qabashada cabashooyinka iyo dhibaatooyinka la soo gudboonaaday Soomalida ku ganacsata wadanka South Africa, iyadoo ku celcelisay fariimo iyo baaqyo ay horey u gaarsiiyay Madaxweyne Jacob Zuma iyo Wasiiradiisa Xiriirka Caalamiga iyo Iskaashiga Maite Nkoana-Mashabane.
Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo maanta si heer sare ah loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho , iyadoo ay ka qeybgaleen soo dhoweynteeda Wasiir kuxigeenada Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Eng. Maxamed Aadan Axmed, Dr. Jamaal Maxamed Barrow,Wasiir kuxigeenka gaashaandhigga General. Axmed Maxamed Maxamuud (Carab), Xildhibaano ka tirsan golaha baarlamaanka, Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Avv. Hersi Haji Olosow ,diblomaasiyiin kala duwan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka .
Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda.

adanka South Africa, iyadoo ku celcelisay fariimo iyo baaqyo ay horey u gaarsiiyay Madaxweyne Jacob Zuma iyo Wasiiradiisa Xiriirka Caalamiga iyo Iskaashiga Maite Nkoana-Mashabane.