Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo siwayn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada London

London( SM)Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Cali Ayaa Goor dhawayd Soo Gaadhay Madaarka Heathrow Airport ee Galbeedka Magaalada London Wasiirka Madaxtooyada.

x1
Somaliland Ayaa Ka Hadlay Socdaalkiisa Waxaanuu Yidhi Safarkaygu Wuxuu Daarran yahay labo Arrimood, “Ugu horayn Waxaan Imtixaan ka gelayaa Jaamacadda York St John University Kadibna, waxa qorshahayagu yahay in Xubnaha Guddida Dhismaha Waddada Ceerigaabo ee loo qorsheeyey qaadhaan ururinta Qurbajoogga reer Somaliland ee Waddamada Europe Aan Kala Qayb Galo Qaadhaan Uruurinta Wadooyin Dalka Wasiirka Ayaa Shacabka Reer Somaliland Ugu Baaqay Inay Ka Qayb Galaan Hayaanka Waxqabad ee Xukumada Uu Hogaamiyo Madaxwayne Silaanyo Ay ka wado Somaliland Wasiirka Ayaa Shacabka Ugu Baaqay In Qofkastaa Meeshuu Jecelyahay In Wax Laga Qabto Uu Taageero Wasiirka Ayaa .
 Waxaa Heathrow Airport Ku Soo Dhaweeyey Xubno Kamida Jaaliyada Reer Somaliland  Oo Uu Horkacaayo Wakiilka Somaliland U Fadhiya Dalka Ingiriiska Cali Aadan Cawaale Waxaana Ka Mid Ahaa Xildhibaa Mubaarig Bidhi Agaasimaha Yurub ee Tv-ga Qaranka Somaliland Odayaal Iyo Wax Garad Aad Badan Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Ayaa Dhawaanahan Guclayn Ugu Jira Sidii Uu Uga Midho Dhalin Lahaa Wadada Baaxada Wayn ee Ceerigaabo Dhanka Kale Shacabka Reer Uk Ayaa Heegankii Ugu Sareeyey Ugu Jira Kamidho dhalinta Wadadad Ceerigaabo.

 

 Salaanmedia/ London