Daawo Muqaal…Suldaan Maxamuud Xaaji Xuseen oo Burco siweyn loogu soo dhaweeyey.

Suldaan Maxamuud Xaaji Xuseen oo ah madaxdhaqameedyada reer Somaliland ee ku nool dalkan Ingiriiska gaar ahaan magaaladda London ayaa safar ku tagay magaalo madaxda gobolka togdheer ee Burco..Suldaanka ayaa si diiray loogu soo dhaweeyey,Boqolaal dad ah ayaa kaga hor tagay suldaanka oo lagu soo dhaweyey babuur aad u badan iyo dad fara badan oo caleemo qoyan luxaya ayaa si weyn usoo dhaweeyey..Suldaanka ayaa aad ugu mahad celiyey sida qurux badan ee losoo dhaweeyey.