Daawo Muqaal..: Wiil ay Shabab gacan iyo lug ka jareen oo Norway la geeyey dibna loogu habeeyey lugtii iyo gacantii,Waxa uu ciyarayaa Kubad.

Wiil Dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Ismaaciil oo Kooxda Alshabaab Gacan & Lug is dhaaf ah kaga jareyn Magaalada Muqdisho ayaa nasiib u helay in Wadanka Norway ay dib u dajin siiyaan kana soo kaxeeyaan Wadanka Kenya.
Ismaciil waxa dib u dejin loogu sameeyey dalka Norway oo gacantii iyo lugtii loo hagaajiyey…Waxa uu SHEEGAY IN UU AAD U WACAN YAHAY WAX WEYNA ISKA BEDELEEN..dAAWO ISAGA OO KUBAD CIYAARAAYA.