Daawo Muqaalka Fanaanada Beyonce oo kasoo booday dabaq 640 talaabo dhulka u jira.

Fanaanada caanka ah ee reer Mareykan Beyonce ayaa kasoo booday burjiga dheer ee “Sky Tower” ee ku yaal dalka New Zealand, waxa uu dhulka u jiraa masaafo dhan 640-talaabo. Beyonkace ayaa Nes Zealand u joogta bandhigeeda “Mrs. Carter World”.

Fanaanada ayaa boggeda Facebook waxa ay ku faafisay muuqaal soconaya mudo daqiiqad iyo 14-ilbiriqsi ah, waxaana muuqaalka laga dheehan karaa fanaanada oo kasoo boodeyda dabaqa “Sky Tower” ee ku yaal dalka New Zealand.