Daawo Sawiro: Beelaha Biimaal,Digil, Shiiqaal -Gandarshe,Wacdaan iyo Hintire oo isku raacay in ay iska difaacan Cadowga kusoo duulay……

Dadka degan Gobolada koonfureed gaar Shabeelada hoose waxaa lagu hayay cadaalad darro ha noqdaan dowladihii wadanka soo maray iyo kooxo mar walbo gobolka Shabeelada hoose usoo gashta shaar cusub oo kasoo Jeeda Gobolo kale.

Xiligaan oo lasii galaayo 2014-ka ayaad waxaad moodaa in weli dadka reer Shabeelada hoose la rabo in deegankooda Ilaahey ku abuuray laga barakiciyo.
Hadaba Beelaha wada dega Gobolka Shabeelada hoose Sida Biimaal,Digil,Wacdaan Shiiqaal -Gandarshe, iyo Hintire ayaa isku raacay in ay iska difaacan Cadowga kusoo duulay.

Waxeyna wacad ku mareen laga bilaabo hada iyo wixii ka damabeeya naf iyo maalba u huri doonaan dhulkooda cidii isku daydana ay talaabo ka qaadi doonaan.DSCF0566DSCF0567DSCF0570DSCF0572DSCF0573DSCF0607DSCF0609DSCF0610DSCF0613DSCF0616DSCF0617DSCF0623DSCF0633DSCF0644DSCF0645

 

 Salaanmedia/Mogdisho