Daawo Shalay Iyo Maanta Madaxweyne Siilaanyo (Beeni Raad Ma Leh) Dhaliilihii Uu U Jeedin Jiray Xukuumadii Rayaale Iyo Tan Maanta Taaagan

Nov 11,2013 Hargaysa (SM)-Daawo shalay iyo maanta madaxweyne Siilaanyo wakhtigii uu mucaaridka ahaa ee uu ku jiray olalaha doorashooyinka dhaliilihii uu u soo jeedin jiray xukuumadii Rayaale, iyo xaalada maanta dalka ka taagan oo aad looga dayrinayo hanoqoto, dastuurkii oo lagu tuntay eexdii iyo qabyaaladii oo sii xoogaysatay.