DEG-DEG: Beelaha Habar Gidir Iyo DIREED oo Qaadacday Shirka MUQDISHO Ka Furmay “ (Sawirro)

Caasimadda Soomaliya ee Muqdisho Waxaa maanta Kulan Balaadhan ku yeeshay Siyaasiyin iyo Waxgarad kasoo Jeeda Beel weynta Habar Gidir & Sidoo kale Beesha Direed, kaas oo looga soo Horjeeday Shirka maanta ka Furmay magaalada Muqdisho kaas oo Diirada lagu sarayeey Arimaha Jubbooyinka iyo sidii Xal loga Gaadhi lahaa.

 

Xildhabaano Barlamaanka Soomaliya Katirsan iyo Odayaal Beesha ku Abtirsada ayaa ku sugnaa Madasha waxaana dhamaantood ay kasoo Horjeesten Shirka ay Dowlada Soomaliya ku qabatay Magaalada Muqdisho.

 

Gen: Yuusuf Indha Cade iyo Axmed Diire oo Kamida  Odayaasha Dhaqanka Ayaa Halkaasi ka Jeediyey Hadalo Xasasi Ah, Kuwaasi oo ku Aadan Shirka ka Furmay Magaalada Muqdisho.Lasoco wixii kasoo kordha.

765141312111