Dhismaha Wadadda Ceerigaabo Waxa Ay Muhim U Tahay Isku Xidhka Dalka

Dhismaha Wadada Ceerigaabo Waxa Ay Muhim U Tahay Isku Xidhka Dalka , Is Dhex Galka Bulshada, Dhaqan Ahaan Iyo Dhaqaale Ahaanba Waana Arin Soo Dhawayn Mudan !

 

Waxan Jeclaan Laha In Lagaga Qayb Qato Cid Kastaaba Waxay Karayso Dal iyo Dibadba ! Waxase Iyaduna Muhiima In Qorshe Siyaasiya Loo Helo Arinta Wadada Ceerigaabo , Waxana Muhim Ah Dhamaan Teen In Aynu Ka Wada Qayb Qaadano Dhismaha Wadada Ceerigaabo !

By Sacad Hassan