Fariim Muhiima….Shirweynaha London loogu qabanayo oo la beddelay madashii uu ka dhici lahaa.

Bismillaahi Raxmaani Raxiim,

 

Waxa dadweynaha reer Somaliland la ogeysiineynaa in la beddeley madasha Shirka waddada Ceerigaabo-Burco, lagu qaban doono 16/11/2013 oo loo beddeley sida hoos ku qoran:

 

Waterlily Business Centre Hall, 10 Cleveland Way, E1 4UF

 

Fadlan ka soo qayb-gal shirka 

 

Goobtu waa: Waterlily Business Centre, 10 Cleveland Way, E1 4UF.

Ballantu waa Sabtida 16/11/2013, waqtiguna waa 3:00 – 10:00 pm.

Basaska lagu iman karaa waa 25 ama 205

Tube Station-ka ugu dhow: Whitechapel station ama Stepney Green Station

 

 

 

Allaa mahad leh,

 

Somaliland Mission UK