Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo Magacaabay Xilal Cusub

image

Hargeysa/SM….Gudoomiyaha Xisbiga CAdaalada iyo Daryeelka UCID ayaa Magacaabay Xoghayayaal uu yeelan Doono Xisbiga UCID .

Sidaana Waxa lagu Sheegay War-Saxaafadeed uu ku Saxeexan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo Nuqul ka Mid ahina Soo Gaadhay Shabakadda Salaanmedia

JAMHUURIYADDA SOMALILAND                                                                                 REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka                                                                                                      UCID                                                                                                                                                      Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

 

Ref/UCID/933/2013                                                                                                                Date: 04/11/2013

Uj: Xil-Magacaabis

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la magacaabo Xoghayayaasha Banaan ee Xisbiga UCID, markuu la tashaday Guddida Fullinta, markuu la tashaday Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID, Gudoomiyuhu isaga oo raacaya Qod 22aad Markuu ku qancay kartida iyo wax-qabadka ay leeyihiin waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 04/11/2013 uu magacaabay Xubnahan hoos ku qoran:

  1. 1.      Eng. Maxamed Mahdi Maxamuud (Buubaa)

Xoghayaha Maamulka & Qorshaynta ee Xisbiga UCID

  1. 2.      Maxamuud Cali Madoobe (Jiir)
  2. 3.      Xoghayaha Dhalinyarada & Ciyaaraha ee Xisbiga UCID
  3. 4.      Cabdiraxmaan Axmed Cali
  4. 5.      Xoghayaha Arimaha Bulshada ee Xisbiga UCID
  5. 6.      Ismaaciil Cabdi Ismaaciil
  6. 7.      Gudoomiyaha Abaabulka & Wacyegelinta ee Gobolka M/Jeex ee Xisbiga UCID

 

ALLAA        MAHAD          LEH

Gudoomiyaha Xisbiga UCID

Eng. Faysal Cali Waraabe:______