Hanbalyo ku socota Ugaaska guud ee Beelaha Arab

Aniga oo ah C/xakiim Maxamuud C/raxmaan(cadaani), waxa aan hanbalyo iyo bogaadin halkan ugu soo gudbinayaa Ugaaska Guud ee Beelaha Arab SH.Isaxaaq oo loo doortay Ugaas Axmed Cali Mahdi oo 6/11/2013 loo caleema saaray ugaaska Guud ee Beel weynta Arab.

 waxaan leeyahay ugaaska.
 ugaaska1

Ugaaskii ladoortee, loo oo manaayee, uur kaygu tabayoow.

Hanbalyo iyo salaam iyo hibo naga gudoon wacan.

Ugaas taagan noqo oo tiirkiisu adag yahay.

Ugaas taliya noqo oon ka tasoobin hadaladu.

Ugaaskii la taabaco ee taaba gala noqo.

Ugaas loo tartama oo taariikhda gala noqo.

Ugaaskii wax tara ee tolka wada mideeyee aan turunturayn noqo.

Tubta ee beheen raac diintana u taagnoow.

AAAmiin AAAAmiin