Madaxwaynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku qaabilay Wefti Ballaadhan Oo Ka Socda Midawga Yurub (Daawo Sawiro)

Madaxwaynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku qaabilay Wefti Ballaadhan Oo Ka Socda Midawga Yurub (Daawo Sawiro)

5Nov 25,2013 Hargaya(SM)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday midowga yurub oo socdaal shaqo ah ku yimid Somaliland, 1 Kulan kan gaar ah oo ka dhacay qasriga madaxtooyada Somaliland Kulankaasi waxa madaxweynaha kala qeyb galay madaxweyne Ku xigeenka iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirradda 2 Kulankaasi ka dib waxa saxaafadda la hadlay Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland  Md. Maxamed Biixi Yoonis oo sharaxay qodobadii ay kala hadleen weftigan ka socda reer yurub ee booqashada ku yimid Somaliland,isla markaana waxa uu sheegay in ay kala hadleen sidii ay waxyaabo badan isaga kaashan lahaayeen oo la xidhiidha horu marinta dhinaca barnaamijyada asaasiga ah. 34 Salaanmedia/Hargaysa  Somaliland