Roobab Lixaad leh Oo Ilaa Shalay hayay G/Togdheer Ee Magaaalada Burco Iyo Deegaamada Hoos yimaada

download

Waxaana Maanta Gabi ahaanba Uu Hakad ku Yimi isu Socodka Dadwaynaha iyo Gadiidka Kuwaasi Oo Uu Xanibay Roobkani wali ka Da-aya Magalada burco.
Magalada Burco Ee Xarunta Gobalka Togdheer ayaa Tan iyo  Shalay Ilaa Xalay Waxa Hayay Roob wayn Kaasi Oo ilaa Maanta Dayay.

Roobkani ka Curtay Magalada Burco ayaa ahaa Roob Oo Aan Hore Noocisa Uga Da-in Gobalka Togdheer. 
Waxaana Maanta Gabi ahaanba Uu Hakad ku Yimi isu Socodka Dadwaynaha iyo Gadiidka Kuwaasi Oo Uu Xanibay Roobkani wali ka Da-aya Magalada burco.

Roobkani Habeenkii Xalay ahaa ku Bilaabmay Magaalo Madaxda burco ayaan ilaa hada Aanu Jirin Wax Khasaare ah Oo Uu Gaystay.

Wariye C/Khaalaq Diiriye  Mar Uu la Xidhidhay Deganada Hoos Yimaada Gobalka Togdheer  Isla Markaana Khadka Telefanaka Uu Nooga Sheegay Saleebaan Max ed Jaamac (Salo) Sida Uu Noogu Soo Waramay Xalayto Saqdii Dhexe xoghayaha Maamulka gobolka Dad Madheedh    In Dooxa Weyn Ee  Tuulada Beerato uu Ku Qaatay  Qof Dumara Halkaasina Ay Ku geeriyootay  Isla markaana uu Roobkani Gabi ahaanba si Fiican Uga Da-ay Deganada Hoos Yimada Gobalkaasi. Halka Gobolka Daad Madheedh Ee Degmada Oodwene uu Roob Ka Xoog Badan Roobabkan Ka Daayay Mag.

Salaanmedia/Burco