Sida Dawlada Siilaanyo Ugu Tumato Xuquuqda Caruurta By Axmed Jamac

MAQAAL
Waa magacyada caruurta ka mid ah dadka dawlada siilaanyo xaqdarada ay jeelka mandheera ugu hayso iyadoon maxakabad la gay mudo ka badan 7billood cadaaladarada illaa caruurtii gaadhay maxay uga hadliwaayeen cisbiyada mucaaradku mise xuquuda caruurtu marhadaanay dawlada siilaayo aqoon sanayn iyaguna ma aqoonsana
1, cawil cabdilaahi cabdi 2aad sare
2, cabdisamad faysal axmed 1aad sare
3, maxamed cali rigan 1aad sare
4, Craxmaan cali faarax 1aad sare
5, Max.ed barud max,ed 1aad sare
6, Adan jamac max,ud 1aad sare
7, Axmed max,ed jamac 8aad dhexe
8, Max,ed adan jamac 7aad dhexe
9, Mustafe salax saleban 6aad dhexe
10, Adan axmed xasan 6aad dhexe
11, Csalan jamac max,ed 5aad dhexe
12, Faarax yasin barud

Axmed Jamac
salamanjama1@gmail.com