Tacsi: Xildhibaan Baar Siciid Faarax Oo Walaalkeed Geeriyooday

Waddani

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanyeysan tacsi u dirayaan Marwo Xildhibaan Baar Siciid Faarax, oo walaalkeed Marxuum Dhubad Cabdilaahi Xaaji ku geeriyootay magaalada Hargeisa.

Waxaanu Eebe uga baryayna innu jannadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan qoyskiisii iyo qaraabadi uu  ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo

Illaahay Ha U Naxariisto Marxuum Dhubad Cabdillahi Xaaji