War Deg-deg….Beelaha Direed oo shirkii Moqdisho ka furmay isaga baxay..kalsoonidiina kala noqday xukumada Xasan Sheekh …..Daawo Muqaal..Shir Jaraa’id

Shirkii maanta ka dhacay Magaaladda Moqdisho ayaa Buuq iyo sawaxan ku bilaabmay waxaana si cad sida aad u aragto isaga baxeen beesha Direed oo shirka ku tilmaamy inuu shirku la leexday ujeedadii loo qabtay.Waxaana ka hadlay masuuliyiin ka tirsan beesha Direed ka dib markii shirku buuq ku dhamaaday ,shirkana ka  baxay 

Halkan ka Daawo Muqaalka.