Wasiirka Waxbarasha​da Somaliland Intay Ka Hadlayso Ardayda Masar Maxay Kuwa Jeelasha Somaliland Muda Badan Ku Xidhan Uga Hadliweyday. By Axmed Jaamac

untitled

Waxaan dhawaan wada maqlaynay wasiirada waxa barashada Somaliland oo ka hadlaysa markii ay ka soo noqotay masar ardayda Somaliland ee masar wax ka barata inlaga hadlaa dhibaatada ardaydeena haysata waa muhiim meel kastay joogaanba waxaase shacabka Somaliland layaabay waxa weeye lama arag iyadoo ka hadlaysa ardayda sida sharci darada ah jeelasha hargaysa oo gurigeedu u muuqdo iyo mandheera mudooyinka badan 7billood ku xidhan iyadoo aan wax maxakabad ah la horgeen oo qaar baban oo ka mid aan denbi lagu soo eedayn ee ay u xidhan yihiin yahay reerkiinaa dulmigii dawladu waday diiday,

Hadaba miyaanay wasiirka waxabarashada Somaliland ka haboonayn marka hore kuwa ay iyadu masuulka ka tahay inay ka hadasho ee dawlada ay wasiirka u tahay xuquuqdooda waxbarasho iyo aadaninimoba ay ku tomanayso ee gurigeedu u muuqdo, ardayda debeda wax ka barata waxay la joogaan wadamo kagawanaagsan xuquuqda ardayda iyo caruurta Somaliland kamay hadlin marwadii lagu xidhay daryeeka caruurta derbi jiifka ah mise dawlada mr.siilaanyo waxay shaqa ka dhigtaan intay shaqdii ay shacabka uga masuulka ahaayeen intay gabaan inay waxyaabo kale isku mashquuliyaan Somaliland waxay u baahan tahay dad aqoon iyo karti leh oo shacabka u danaynaya ee aan ka danaysanayn wax qabadka iyo cadaalada u baahan,

ahmed jama
salamanjama1@gmail.com