OGAYSIIS dhamaan taageerayaasha XISBIGA WADDANI ee North America gaar ahaan Alberta Canada shirwaynihii XISBIGA WADDANI

11

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan taageerayaasha XISBIGA WADDANI  ee ku dhaqan North America gaar ahaan Alberta Canada inay ka soo qayb galaan shirwayne  balaadhan oo lagaga hadli doono u diyaar garawga dorashooyinka  somaliland  ee ka dhicidoona Somaliland 2015 iyo arimo kale oo khuseeya XISBIGA WADDANI.

33

Kana dhicidoona magaalada Admonton AB maalinta sabtada taariikhduna tahay 28-12-2013. waxaa laga codsanayaa taageerayaasha XISBIGA WADDANI inay si buuxda uga soo qayb galaan meel walba oo ay joogaan Xafladaas waxa kuugu diyaar ah madaxda XISBIGA WADDANI  iyo fanaaniin kula qaybsanaya farxada sanadka cusub 2014.

Goorta : Sabtida, 28-12-2013

Waqtiga: 16:00 Pm  to  1 :30 am

chateau Nova Hotel 13920 Yellow head Trail edmonton

Waxii faahfaahin ah kala xidhiidh  Cabtain Abdul +780-953-2310

  Adminton AB