Aqoonyahanada Iyo Waxgaradka Reer Awdal Ee Ku Nool Magaalada London Oo Tacsi U Diraya Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin

Dhammaan   aqoonyahandan  iyo  waxgaradkan  magacyadoodu  hoos ku xusan yihiin waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo hooyadii maanta ku geeriyootey magaalada Borama ee Xarunta gobolka Awdal, Waxaan marxuumada Eebbe uga baryeynaa in uu Janno Fardowsa ka waraabiyo Qoyskii iyo Qaraabadii ay baxdeyna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin aamiin aamiin

1. Gen. Mohamed Nuur Cismaan “Cansharaar”

2. Caydiid Xaaji. Daahir Aw. Cilmi

3. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Jimcaale

4. Nuur Xuseen Fariid

5. Idiris Maydhane Warsame

6. Cabdiraxmaan Cumar Bille

7. Bashiir Maxamuud Yuusuf

8. Cabdiraxmaan Cumar Bille

9. Rashiid Nuur Cige

10. Maxamed Cumar Bille

11. Maxamed Xasn Sh. Muumin

12. Xaaji Maxamed Xuseen

14. Axmed Ibraahim Taani

15. Cabdi Maxamuud Ismaaciil (Cabdiweyne)

16. Haaruun Sheekh Cabdiraxmaan Qaadi

17. Xuseen Ibraahim Cawaale

18. Aadan Aw. Cilmi Maxamuud

19. Xaaji Cumar Xaaji Hadliye

20. Dr. Cabdirahman Cige Arkijire

21. Maxamuud Cumar Sheekh Ibraahim

22. Mustafe Miicaad Alaale

23. Cabdirisaq Mohamed Barkhad.

Waxa kale oo ay tacsi taas la mid ah u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxey Marxuum Cali Aw. Aadan Badaw oo ku magac dheeraa (Cali Aboosto) oo maanta ku geeriyoodey magaalada Borama, Marxuum Cali Aboosto waxa uu muddo dheer ka mid ahaa hawl-wadeennada Caafimaadka gobolka Awdal, Waxaanan marxuumka Eebbe uga baryeynaa in uu Janno Fardowsa ka waraabiyo Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxdeyna samir iyo iimaan  siiyo aamiin aamiin aamiin.