Daawo Ilmayar oo mucjiso ah oo ku dhashay Israa’iil, iyo Yahuuda oo aaminsan in ilmahan yahay Dajjaal: Sawiro

Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, isla markaana ka muuqaal duwan Bani’aadamka caadiga ah.

Canugaasi yar ayaa waxa uu il ku leeyahay badhtanka Wajiga, waxaana dadyowga Israel ay sheegeen in wiilkaasi uu yahay ”Dijaal” lana gaadhay xilligii aduunku dhamaan lahaa.

Haddaba sida ka muuqato muuqaalka waxa uu Ilmahani yar leeyahay hal il oo qudha iyo muuqaal aan u ekeyn astaamaha lagu garto carruurta markaasi la dhalo ee bal nala eeg muuqaalka Ilmaha yar.

DAAWO SAWIRADDA:-

imagesCAIM9619 images imagesCA5Y70NX imagesCA64RTLO

imagesCAH76NF2

Salaanmedia/London