Daawo Muqaal…Musharaxa madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo sheegay” inay mucaaridadii ay laban-laabayaan,isuguna yeedhayaan mudaharaado balaadhan”