Daawo Sawiro..Kulankii Abaal marinta sanadlaha ahaa ee Somaliland Acheivement Award London.

IMG_2768

Kulan balaadhan oo xalay oo tariikhdu ahayd 20.12.13 ka dhacay London soona abaabuleen West London Somaliland Community ayaa lagu gudoonsiiyey abaal-marin shakhsiyaadkii iyo mashaariicdii sanadkan 2013 bulshada reer Somaliland ee gudo iyo dabadba waxa weyn oo muuqada ka dhex qabtay.

Kulanka oo aad u balaadhnaa waxa kasoo qaybgalay Wasiiro ,Safaradda Somaliland iyo martisharaf kale oo ka socday dawladda hoose ee xaafada kulanku ka dhacay.

 

 

 

Fadlan lasoco dhawaan Insha Allah warbixin dheeraada.

Salaanmedia/London