Daawo Sawiro:Nelsol Mandela oo taalo looga sameeyey badhtamaha London si loogu xasuusto..

IMG_6725

Nelsen Mandela oo dhawaan ku dhintay ayaa loo sameeyey taalo lagu xasuusto badhtamaha magaaladda London.Mar maanta aan booqanay Safaaradda South Afrika ee Dalkan Ingiriiska ay ku leedahay ayaa waxa la hor dhigay ubax aad u badan oo dad aad u fara badan ay usoo daawasho tageen,Safaarada ayaa dad badan safaf  ugu jireen si ay u saxeexaan buuga loogu talo galay in lagu xasuusto. Waxa xarunta Barlamaanka hortiisa ee Westminster laga taagay taalo loogu xasuusan doono geesiga ka baxay aduunka iyo Afrikaba.

Dhawaan markii uu dhintay Nelsen Mandela waxa caalamka aad looga hadal hayey geeridiisa tasoo lagu xasuusto 26 sano oo uu jeel ku jiray iyo xornimo u dirir uu in badan ku taamaayey ilaa uu ugu danbaytii ka noqday dalkiisa madaxweyne.

Halkan ka daawo Sawiro aan idiinka soo diyaarinay.

Salaanmedia/London

IMG_6677 IMG_6682 IMG_6684 IMG_6689 IMG_6690 IMG_6706 IMG_6709 IMG_6713 IMG_6716 IMG_6718 IMG_6719 IMG_6720 IMG_6722 IMG_6724

www.salaanmedia.com