Daawo Ceebtan… Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo London soo gaadhay iyo laba xubnood oo soo dhaweyntiisii ka qayb qaatay.

Waa Nasiib daro in Wasiirkii Arimaha Dibada Somaliland oo safar shaqo ah ku yimid London shacabkii reer Somaliland ee Soo dhaweyn lahaa laga qariyey.Waa meelkadhac aad u baadhay in Wasiir matalaaya shacab dhan oo dal iyo dawladba leh in wasiirkoodii laga qariyo oo shakhsiyaad ay ceebtooda isku soo sawiraan.