Daawo: Xisbiyada Waddani Iyo UCID oo si wada jira dhaliilo u soo jeediyey Xukumada Silaanyo.

Daawo Muqaal: Xisbiyada Waddani Iyo UCID oo si wada jira dhaliilo u soo jeediyey Xukumada Silaanyo.

December 28, 2013 | Filed under: Somali News | Posted by: 

Bristol (SM)- Xisbiyada mucaaridka Waddani iyo Ucid ee Bristol, Uk ayaa si wada jir ah u qabtay xaflada ay si weyn ugu canbareeyeen gobood falayada ay geysanayso habeen iyo maalinba xukumada siilaanyo.
Haddaba halkan ka daawo xafladii oo dhameystiran :-

Salaanmedia/ Bristol.