Haweenay Mareykan ah oo Muslimtay kadibna guursatay Wiil Soomaali ah.

Ahlam Morison waa Gabdh Mareykan ah soona Islaamtay waxa ay sheegtay in ay guursatay Wiil Soomaaliya aadna ugu riyaaqday nolosha ay kujirto.Waxa ay ku amaantay raga  Soomaalida  inay yihiin dad aad u wacan oo u wanaagsan dumarkooda.