Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Ciro Oo Wareegto Ku Soo Saaray Liiska Gudoomiyeyaasha Iyo Xoghayayaasha Gudi-Hosaadyada Golaha

Sunday, December 22nd, 2013

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Ciro Oo Wareegto Ku Soo Saaray Liiska Gudoomiyeyaasha Iyo Xoghayayaasha Gudi-Hosaadyada Golaha

”Isku shaandheynta Gudi hooseedka Barlamaanku waa sharci,Faragalin aan naga fogeyn oo aanu jaar nahay ayaa meesha ku jira”Gudoomiyaha Waddani Cabdiraxmaan Ciro

Dec 22,2013 Hargeysa(Cadceed)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi ayaa wareegto ku soo saaray Gudoomiyayaasha iyo Xog-hayayaasha Gudi-hoosaadyada golaha wakiilada ee gudi-hoosaad waliba iskii sifo sharciga waafaqsan isaga dhex doortay,Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Cali Yuusuf-na gudi walbaa ka qabtay Natiijada doorashada xilli gola-weynahu fasaxa ku jiray.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo Wareegto ku soo saaray liiska Gudoomiyayaasha iyo Xoghayayaasha Gudi-hoosaadyada Golaha. Gudoomiyaayasha iyo xoghayayaasha Gudi-hoosaadyada golaha ee la doortay ayaa kala ah:-

Gudiga Ilaalinta iyo Daryeelka Hantida Qaranka

Maxamed Cali Xirsi——————Gudoomiye

C/qadir jama Xamud—————-Xoghaye

Gudiga Cadaalada,Distoorka iyo Xuquuql-insaanka

Saciid Cilmi Roobe——————Gudoomiye

Maxamud Jama Warfaa————Xogahaye

Gudiga Difaaca iyo nabadgelyada

Ibraahin Jama Cali rayte————Gudoomiye

Bashiir Xuseen Tukaale————–Xoghaye

Gudiga Arimaha Bulshada iyo Diinta

Xasan Cawaale Caynaan————-Gudoomiye

Abubkar C/raxmaan Good———–Xogahaye

Gudiga Joogatada iyo anshaxa

Ibraahin Mahdi Buubaa————–Gudoomiye

Axmed Ducaale Bulaale—————Xogahaye

Gudiga Dhaqaalaha

Cumar axmed Saleebaan————-Gudoomiye

Cabdiqaadir Askar Xasan————–Xoghaye

Gudig Arimaha Debeda

Axmed cabdi Nuur Kijandhe———Gudoomiye

Cabdillahi Axmed yuusuf————–Xoghaye

Salaanmedia Hargeysa