Gudoomiyaha Xibiga Kulmiye Muuse Biixi oo waxba kama jiraan ku tilmaamay heshiiskii uu la galay Xisbiga Waddani iyo Ucid.

Gud Kulmiye

 

 

 

 

 

 

Dec 21,2013 Hargeysa..Gudoomiyaha Xibiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Sheegay In Aanay Jirin Wax Laysla Qaatay Oo Sadexda Xisbi Qaran Ku Heshiiyeen.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO

Salaanmedia Hargeysa