INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN -XISBIGA UCID LAANTA UK OO TACSI U DIRAAYA AYAN IDRIS

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN -XISBIGA UCID LAANTA UK OO TACSI U DIRAAYA AYAN IDRIS YUSUF OO AABAHEED KU GEERIYOODAY MAGAALADA DIRIDHABA SAAKA.

INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN: Waxaa magaalada Diridhaba saaka oo ay taariikhdu tahay (15/12/2013)  ku geeriyooday Allaha u naxariistee Idris Yusuf oo ah Ayan Idris aabaheed in mudo ahna xanuunsanayay. Waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu Janatul fardowsa geeyo qoyskii, qaraabadii iyo eheladii uu ka baxayna samir iyo imaan siiyo.

Waxaa isna saaka hargeysa ku geeriyoodey Xaashi Koodbuur, waxaan isna illahay uga baryayaa inuu qabriga u nuuro, jantul fardowsa geeyo. Qoyskii, ehelkii iyo asxaabtii ka baxayna samir iyo imaan ka siiyo. Dhamaan ummada muslimiinta ah waxaan ka codsanaynaa inay u duceeyaan labadan marxuun inuu RABI raali ka noqdo, janadana geeyo iyaga iyo muslimiinta saxda ah oo dhan…

Al-Emran Verse No:185

كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْتِ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُورِ

     
 

:

Everyone shall taste death. And only on the Day of Resurrection shall you be paid your wages in full. And whoever is removed away from the Fire and admitted to Paradise, he indeed is successful. The life of this world is only the enjoyment of deception (a deceiving thing).

Mohamad Jama Koodbuur (Shiine)