Khadar Cali Gaas: Halyeey Gafiyo Sharci Darro Lagula DulKufay

Khadar Cali Gaas: Halyeey Gafiyo Sharci Darro Lagula DulKufay

Hees Cusub oo loo sameeyey Maareeyaaha SLNTV khadar Cali Gaas iyo Musuq-maasuqa uu wado.

Hargeeysaoonmarkiiiguhoreeysayshansanadoodimidtaariikhdumarkayahyid 29 November 2013, haddiiaanhadalkasi kale u dhigoHargeeysawaxaaigudambeysay,  August 2008. Maqaalkaniwaxauudaaranyahayhordhacadhacdooyinkadareenkaygagaliyeyjawikaduwankiiaanfilaayeyinaandalkaygaaanaqoonsiggiisa u olaleeyokuarko. HaddabaAfeeftayduwaxaytahay[AI1] , inaanumaqaalkaniahyn mid akhristayaashaqoraaladayddaxiiseeyaaanugaxooggwaramaayoxaaladdadalka. Maqaalkaasiwaxaanoodaidinkasoojabindoonaamarkaan UK dib ugusoonoqdo. Waxaananugumagacdaray – Somaliland: Maxaadabariyoseetoku ah horumarkeedda?

 

HadabamaqaalkayganwaxaanqalinkauguqaatayinaanfikirkaygakadhiibtoeraygalagulakacayMaareeyihii TV gaqaranku u yahay mid xaqdaroku ah halyeey TV gaqarankasumcadisiifadhidkaahyidkor u qaaday. kahorKhadar Cali Gaas, TV gaqarankuwax tayoah maanulahaynbalsemagackaliya u jiray. IntuuKhadaru hormoodkaahaa, waxaa cad inuu u horseedayinuukor u qaadaysumcaddiisi –  tayaddiibarnaamishyaddaiyomuqaalkii TV gubakorbuu u kacay. Waxauu la dagaalamaylunsiggiiiyomusuqmaasuqiirakaaddiyeyTvgaqaranka, islamrkaanbadbaaddiyeysidauuhore u soobandhigayboqolaalkun oo gacankhaldankudhicijiraytaaso dib u galiyey TV ga (spent into quality programmes)

 

Dhinacakalena, waa run dadku had iyo jeer horumarkaiyoisbedaladda way kasoohorjeestaan (resistant to changes). Khadar ma horseeddin oo kaliya in isbedal mug lehoo heerhooseilaa mid sarekutalaabsadday, balse u horseeday in shaqaalaha ay la soodaristofadhiiyofuudyicibeed la islawaaoo arinkiikadhigayb ha lo dareeroshaqadda. Taasi ay taabatay mid maamula ah iyoshaqaalahakauguhoseeya, lagacodsadoamalaguamroinaykor u qaadanshaqada ay hayaanislamarkaanatayaddoodakor u qaadansiaangabasholahayn(employed appear to have faced the most stringent and scrutiny into their day to day work). Nasiibdaro, tanishaqaalahaayey  u la muuqatayinaytahay mid tacaddiku ah xuquuqdooddabalse ay ahyidinay u arkaan mid ay kujirtohorumarkoodda (their personal development). Waayo, waxaalagayaaba in aanayarag la xisaabtamaddagilaaintii Somaliland jirtay. Sidoo kale, Maareyahaayaa u muuqdayinuukusoorogayhawlgalo la mid ah sidashaqaalaha Europe loo la macaamilo (The imposition of working practices of European model)

 

Hadabba, shalayayaanjaaridkawaxaakasoobaxayinaymadaxddawaaxyaha TV iyo Radio Hargeeysa ay u gudbiyeenwarqada u muuqatayinaynin u rarnaayeenama la odhankaro (forced extraction of statement) waxayahyid mid lagusanduleeyey, taasinawaxaykutiraabeeninaanlagusoocelinmareeyahooddii. Tani, waxaykutusinysaasidashaqaalahawarqadaasiqoray ay aqoontoodaiyogarashadooddabameelkagadhaceen (unethical journalism), waxayahyidinay u daayancidagacantakuhaysaarinkaintaymeelkutiirinayaan. Balse ay u muqatoninjecelaysiiyoinayugutalageeninaymaddaxwaynuhuqaatogo’aankhaldan (biased decision).

Talo kusocotoahawl-wadeenadda TVqarankaiyo Radio Hargeeysa

  1. Waxaan kulatalinyaamaddaxdalaamahakaladuwanee TV gaiyo Radio Hargeeysa, haddaadarinkankadaacadtihiin oo aydaannin u raraynhoraadbadka u soodhigilahaydeen. Horumarkunawaxauukujiraainaadjoojisaan (mourning and grievances) iyoeedayamaha, balseaadcaqbashaanisbedaladda[AI2] Khadar Cali Gaasidiinkusooragoy. Taasiidinkaayeyfaaidoidiintahay (good for your personal development) iyoiyadookor u qaadaysatayaddabarnaamishyaddaTvgaqaranka; iyo
  2. Waxaakaloonidinkulatalinyaamarkamaddaxdiinaugusareeysaa is haysoinaydaan u kalahiilin. Taniwaxaykaliyatusinysaadiciifinimaddiina (your weaknesses) amainaadtihiin dad (unprofessional) baalmarsanxirfaddiinashaqaalenimo? Waayofalalkaasiaadkulakacddeenmareeyihiinawaakuwa fool xun oo gun ah, waxana u wax u dhimaysaakalsoonidaaadshacbigiinaaadkuleedihiin. (your letter has shown all the hall marks of prejudice and biased motive)

 

Axmed CabdiCiise,

Hargeisa, Somaliland

 

Isseahmed@hotmail.com

An Academic in Social Science