LABADI XUSBI WAXA LAGU TILMAAMI KARA ABEESO QAAD.

 MAQAAL

KELMADA KU SAABSAN KULMIYE IYO UCID BA SHIR QARAN QABTAY 2006 
SHIRKAAS AMA HESHIISKAS MAXA KEENAY?
SHIRKAAS WAKHTIGAS IYO ISKAASHIGA LABADI MUCARID EE KULMIYE IYO UCID. 
SHIRKAAS WAXA KELIFAY 
1.DOORASHADI BARLAMANKA OO SANAD DIB LOO RIXAY.
2. GOLAHA GURTIDA OO 4 SANADOOD KORORSADAY.
3. DAD IYO MACALIMIN AJI NEBI AH OO LAGU TOOGTAY BOORAME SHEEKH.
4. 30 ONLF AH OO ARGAGIXISO UU XIDHAN OO JAILASHA HARGAYSA HABEEN KA DAATAY.
5. 30 ARAGAGIXSO OO DEMBIYO KELE LOO HAYSTO OO OO HABEEN IYAGUNA DAATAY.
6. DORASHADI BARLAMANKA KA BACDI SHIRGUDOONKA AY KU BAHOOBEN MUCARADKI YA 
XUKUMADI RIYAALE AQALKI BARLAMANKA XIDHAY FARAYASHINA QADATAY.

ARIMAHA KELE EE DHANKA SOMALIA WAXA KA MID AHA.

7. DAWLADI CABDILLAHI YUSUF OO JAWHAR IYO BAYDHABA SO DEGTAY OO SOMALILAND-NA SHEEGATAY.
8.MAXAKIMTI ISLAAMIGA OO XAMAR DEGAY.
9. BURCO OO DAD KAGA DHAWAQEEN IN AY TAGERAYAN MAXAAKIMTA XAMAR.
10. AFRICAN UNION KA OO SHEEGAY IN SOMALILAND DAWLADA KA JIRTA ANAY DIYAR UU AHEYN ICTIRAAF AY RAADSATO.

INTAS WA ARIMO YAR YAR OO AN KA TILMAAMAY DURUFIHII KEENAY IN QARANKU SHIR KA YEESHO 
LAGANA TASHADO ARIMAHA GUDAHA IYO DEBEDA. ARIMAHAS IYO QAAR KALO BADAN OO ANAN HALKAN KUSOO KOOBI KARIN.
HADABA MAANTA KUWAN LEH DOOD QARAN. SHIR QARAN. WADA TASHI. 
EE KA KOOBAN GOLAHA AMA MADASHA XARAANTA AH IYO LABADAN XUSBI.
UJEDADOODU MAHA QARAN BADBAADIN EE WA QARAN DUMIS. 
MANA SOCONAYSO MANA YEELAYNO INTA AA HADLAYSAN BABA SHARCI DARO AH. 
WAXA AA KU DAQAYSAN WA DULQAADKA SIILANYO OO AH GUGURSHA BIYO MA DAADHSE AH. 
WAXAN IDIN KULA TALINAYA IN AA RADISAN SURIN AA KA BAXDAN SI YARO FARSAMAYSAN. 
UU BAXSADA. WALLE HADI KELE WAXA KA DHICI DOONT DIB II JIIDA.

HADABA ARIMAHAS OO DHAN WAXAY KEENEN.
IN DOORASHADI MADAXTOOYADU AY SIDEED SANADOOD KU QADATO DAWLADI RIYAALE.
IYO BARLAMANKI MAANTA MARAYA 7 SANADOOD.
GIURTIDA OO MARAYSA 20 SANADOOD IYO DHERAAD. 
TI DAWLADA HOOSE OO GAADHAY 13 SANADOOD. 
WAXAY GAADHAY IN ARIMAHAS MARKI RIYAALE WAXBA KA QABAN WEEYDAY.
XUSBIYADU BARLAMANKANA TAGEEN OO TAALABO MAAMUS KA XAYUUBIN LAGU QAADO RIYAALE.
WA KI MAR KELE XIDHAY BARLAMANKA IYO AQALKA GURTIDA. 
WIXI KA DHACAY BA KA DHACAY. 
DURUFAHAS BA SHIRKA KULMIYE 2006 KEENAY
MAHA IN LA ISKA BUUQO. OO BEEN TV-YADA QABYALADAYSTAYSHA AH LALA FADHISTO 
DALKA KA FADHISTA. INTAN LA IDIN QAAWIN. 

MAANTA MAXA JIRA HADABA.
DHULKENA NIMCA FADHIDA.
KI KA ILDUFANA INTA QORTA LA QABTO YA AFKA CIIDA LOOGU GURAYA. 
LABADI XUSBI WAXA LAGU TILMAAMI KARA ABEESO QAAD. 
CARUURTU MARKAY GURGURAD BARATO WAX WALBA GACMAHA YAY KU QATAAN.

LIIBAN SHARMAARKE. 

 

blackdarwiish@gmail.com

http://www.youtube.com/user/BlackDarwish?feature=mhee

https://www.facebook.com/BLAAKDARWISH?ref=tn_tnmn

https://twitter.com/BLAAKDARWISH

+BLAAKDARWISH@GOOGLE+

https://plus.google.com/u/0/104984681230285068925/posts