Maanso: By Nadar Abdilaahi Haaji

Maanso: By Nadar Abdilaahi Haaji

nadarjeesto-257x300-70x70

bismilaaha salaan dhamaan asaxaabta sharaftaleh meel walbaad joogtaan

aad baan ugu faraxsanahay inaa marlabad mareegta caalamiga ah isugu soo noqono muddo dheer kadib intii i tabtay iyo intaan tabinba waxan leeyahay waa ikanaa…………. waxan jecelahay inaa halkani idiinka soo gudbiyo maanso aan curiyay dhawaan oon jeclaystay inaad ila wadagtaan maansadani waxay xambaarsantahay dareen aad u fog oo macnawiya magaceedana waxa ay noqo naysaa waa daain mahadii masha allah in barwaqa kasta alle subxana watacaalaa loogu mahadceliyo waa waajiba ina saaran ee bal ila dhuuxa…………..

dur _dur aan go,ayniyo

roobaa aniga ii da,oo dayaxaa ifaayiyo daruuraha dhaxdoodaan durbaanada ka tumayaa dhulaw doogu qariyiyo dayr meelay ku hoortoo daymada ku wacan baa ku degoo ku  diirsaday waana daa in mahadii… diihaal haduu jiray iyo urugo daahsoon qalbigayga daashatay dadaalkaygi dheeraa iyo samirkaan dugsan jiray marna kuma danseegine dacartiyo dayawgii malabaa ka dambeeyoo dunidu aniga ii dihan waana daa in mahadii………. diirimaadka noloshiyo naftu waxay dareentaa daganaasho goortay dookheeda hantidoo ku dekayso farxad iyo damaashaad……… aniguna dartii helay kaan doon doonayoo ku heshiinay dadabgal daacadnimadu waa deeqoo dadnimaduna waa nasab hal doorkii ragga iyo darajaduna waa taa sinji aan duugoobin iyo somaalaa dirkeed tahoo kaa dhax doortay aniguye daadihi cishqiga oo duurka haysii dayn dahab iyi luuluaw dheeman iyo dirhamaw dadkaan kuugu jecelahay waana daa in mahadii dabcigiyo wanagaa deeqsinimadaa wax dheertahoo ragga dunida joogana dulqaadkaad ku dhaaftee waana waxa dareenkiyo damiirkayga kiciyoo doojiyay naftaydoo duntu iigu kaa xidhanoo abit kaan doonayaa tahay waana daa in mahadii………………

 

nadar abdilaahi haaji

nadarjeesto1@hotmail.com