Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka xisbiga UCID Mudane C/rashiid Xasan Mataan oo London soo gaadhay.

12

London 28Dec13 Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka xisbiga Ucid  mudane C/rashiid Xasan Mataan ayaa soo gadhay caasimada wadankan uk ee london  musharaxa ayaa waxaHeathrow Airport   ku soo dhaweyey xoghayaha waxbarashada Fawsi Xaji Yusuf, Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga ucid laantisa Uk Xuseen Mike Gudoomiye ku xigeenka labaad Xuseen Bisad,Xoghayaha xisbiga Ucid Cabdilaahi cumar shaqale , Gudoomiyaha Garabka Haweenka qarada Yurub Marwo Amina Kinsi Cubuli.

1315

 

 

 

 

 

Gudoomiyaha Garabka Haweenka Marwo Farduus Cige , ku xigeenka garabka haweenka Marwo Caasha Yusuf  iyo tageerayasha xisbiga Ucid ee Gobolada Wadankan uk sida  Birmiham iyo Biristol , Munchester ,London , waxa la filayaa in dhawaan u musharaxa Madaxwayne ku xigeenka uu kulan la qaato Tageerayasha xisbiga Ucid iyada oo la filaayo in kulaankasi uu goob joog ka noqon dono Moyer ku xigeenka casimada Somaliland Cabdi casiis Cagaweyne .

UCID Media/London