Ogaysiis Muhiim Ah: Waxaa laga Codsanayaa Dhamaan taageerayaasha Xisbiga Wadani ee Norway In Ay yimaadaan Kulanka 14 Dec.

wadani6

Halkan Riix oo Ka Daawo VideogSHIRWAYNAHII 1-AAD EE XISBIGA WADDANI NORWAY OO DHACAYA 14 12.2013

Dhamaan tageerayasha Xisbiga Waddani ee degen Norway waxaa la wargelinayaa inuu dhacaayo shirwaynahii 1-aad ee Xisbigu Waddani ee laanta Norway, sabtida kl. 16.00 14.12.2013. Goobta shirka ka dhacayaa waa Oslo, Grønland postkontor 2 etg. Kasooqaybgal wanaagsan. Waxii faah-faahin ah kala soo xidhiidh guddida qabanqabada ee telefonadoodi hoosta ku xusan yahaiin.

Tel. 0047 928 30 280 Tel. 0047 458 12 894Tel. 0047 400 42 147