Ogeysiis:
Dhammaan dadweynaha reer Somaliland ee
ku nool Ottawa waxa la ogeysiinayaa in shirkii xisbiga WADDANI ee Ottawa la qaban doono Janauary 4th ,2014.
Guddiga xisbiga WADDANI ee Ottawa waxay dadweynaha reer Somaliland ka codsanayaan in ay shirkaas ka soo qaybgalaan,shirkaas oo si heer-sara ah loo soo agaasimay.
Ballanteenu waa January 4th
@ 4:00 PM
Meeshuna
waa: 141
Bayview Rd. Ottawa, ON K1Y4M3
Guddiga Xisbiga WADDANI ee Ottawa