OGEYSIIS MUHIIM AH: Shirkada Pontus Marine oo Wakhtigii Maalgashiga Ee Wajiga Koowaad uu Ku Eeg Yahay 31 December Hore U gaadh Fursadan Qaaliga Ah

image

 

Shirkada kaluumaysiga ee Pontus Marine waxay dadweynaha la socod siinaysaa in xiligii Maalgashiga ee wajiga koowaad uu ku eg yahay 31-12-2013 oo ay ka dhiman tahay mudo 11 maalmood ah. Shirkadan oo ka sameynaysa dalka Somaliland mashruucii ugu weynaa ee kaluumaysi isla markaana ka hawl geli doonta goobaha xeebaha ee dalka ayaa waxaa mudooyinkii u danbeeyey maalgashanayey dadweynaha reer Somaliland oo ku darsaday lacaggo aad u badan kadib markii ay ku qanceen qaabka shirkada & masuuliyiinta shirkada oo u dejiyey nidaam aad u habeysay oo lagu dhiirankaro, Hadaba yey ku seegin fursadan qaaliga ah ee ka qeyb qaado maalgashiga shirkadan caalamiga ah ee Pontus Marine, Wakhtigii loogu talo galay ama ay soo xidhmaysay maalgashiga qeybtiisii koowaad waxay ku beegan tahay bishan December dhamaadkeeda ama 31-12-2013, Hadaba hore u gaadh,

NASIR ARBET
Kala xidhiidh dalka Sweden

Mudane Naasir Faarax

Tell: 0739587964