Raage Omaar oo xarunta TVga uu ka shaqeeyo fariin uga soo diray shacabka reer Somaliland.

Wariyaha aadka looga yaqaano aduunka ee Raage Omaar ayaa fariin shacabka reer Somaliland uga soo diray xarunta uu ka hawlgalo ee ku taala London ee TVga ITV.
Raago waxa uu kula taliyey shacabka reer Somaliland meelkasta oo ay jogaan in ay tageeraan National Libarariga dhawaan laga hirgaliyey Somaliland,Waxa uu sheegay sida ay muhiim u tahay waxbarashadu iyo in wixii aad qaban karto adiga oo lacag haysta ama aan haysanin aad cawimo ka geysan karto.
Fadlan Caawi Libararigaa dalka wax loogu qabanaayo.

Halkan hoose ka daawo fariinta Raage Omaar