Shiinaha oo dhisaya wax aysan bini aadimku rumeysan karin: Sawiro

Wadanka Shiinaha oo lagu bartay Dhismooyinka iyo Farsamooyinka Cajiibka ah, ayaa markaana dhisaya Dabaqyo ka samaysan Baraf.

Naqshadaan Cusub ee uu Shiinaha bilaabay, ayaa ah mid aad loola yaabay, soona jiidatay Indhaha dalxiisayaal badan.

Dhismyaashaan ka samysan Barafka, ayaa ah kuwo si aad ah kuusoo jiidanaya markaad eegto.

Halkaan ka daawo Sawirada:

article-2529945-1A4B1F9900000578-156_964x675article-2529945-1A4B1FEE00000578-797_964x633article-2529945-1A4D1A1B00000578-234_964x554article-2529945-1A4D17C000000578-252_964x634article-2529945-1A4D18BC00000578-982_964x627article-2529945-1A4D165700000578-81_964x608article-2529945-1A4D191200000578-934_964x627